Qaamuuska Asalka
harsasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld harsad, harsi.
Erayo la-mid ah
harsanWax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Wa…harsanaanld har-sanaansho.harsanaansho/dh ld harsanaan.harsimoWaqtiga maalinta bartankeeda ah ee qorraxdu ugu kulushahay. …harso1. Qorrax meel hoos ah ka gelid. 2. Goor maalin ah cid marti…harsubaxeedHooska ay walxuhu yeeshaan subaxii marka ay qorraxdu ku dhac…

