Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

halwi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax dab ku madoobayn ama ku midabayn. 2. Wax la iibinayo qiimahooda mid ka yar ku gadid. 3. ld qalwi.

Erayo la-mid ah

halwacBaaq uu ku dhawaaqo ninka halgamaha ahi marka uu ugaar soo d…halwashold halwad.halwin1. ld halwis. eeg halwi. 2. ld qalwin.halwisMiro qolof ka saarid. ld halwin (1).halwoKu h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms