Erayo la-mid ah
halmaalWixii la halmaala: wixii la xariira.halmaamidld halmaan¹, hilmaamid, hilmaan¹.halmaan1. Xusuus la'aanta la xusuusan waayo wax hore loo soo maray.…halmaanWax illoobid. ld hilmaan².halmaansiiQof wax illoowsiin. ld hilmaansii.halmaansiinld halmaansiis, hilmaansiin.halmadowBara-baro mad-madow oo qof aan qubeysan jirkiisa ka muuqda.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
