Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haleel

(-eelay, -eeshay)
Falg1

Macnaha

1. Wax la kulmid. 2. Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.

Erayo la-mid ah

haleela-rinHal marka ay dhasho si dhaqso ah u rinta.haleelidld haleel¹.haleeloGeel markaa dhalay.haleelsiiWax, wax kale la kulansiin. ld haleeshii.haleelsiinld haleeshiin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms