Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

halbowle

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xididdaha waaweyn ee wadnaha dhiigga ka qaada oo oogada wada gaarsiiya midkood. 2. Meel ama wax muhiim ah.

Erayo la-mid ah

halbeegXaddi lagu heshiiyey in uu u taaganyahay cabbir (mitir, dher…halbeeg(xis.) H.ga H.C. (Habka Caalamiga) waa hab caalamku ay wadaj…halbowle-bawdeed(c.nafl.) Halbowle ka soo baxa halbowle diba-deedka misigta,…halbowle-buufiye(c.nafl.) Halbowlaha ugu weyn ee dhiigga gaadhsiiya madaxa.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms