Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hagaag

(-gyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Oogada dadka inteeda hore; soojeed. 2. H. ah: toos; wanaag; sax. 3. ld hagaagid.

Erayo la-mid ah

hagaagidld hagaag¹ (3).hagaagsan1. Wax wanaagsan ama toosan ahaansho. 2. Ku h.: Wax, wax ku …hagaagsanaanld hagaagsanaansho.hagaagsanaansho/dh ld hagaagsanaan.hagaagsoWax si toosan ama wanaagsan ka dhigasho.hagaaji1. (f.g) Wax toosin ama wanaajin. 2. (f.mg) Ku h.: wax meel …hagaajinld hagaajis.hagaas1. H. ah: xumaanshaha korriimada hore ee ubadka nafleyda. 2.…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms