Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

haftibbax

MagacLafdheerikh

Macnaha

Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax¹.

Erayo la-mid ah

haftaynEeg haftee. ld hafteys.hafteeNafley aad u cayrin si ay u xiiqdo.haftibixidld haftabbixid.haftoDaal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; …haftooXiiqid ama xuurto dareemid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms