Qaamuuska Asalka
hadoodilan
(-lnaa, -lnayd)Falmg4
Macnaha
Wax dusha laga dedey si har loogu yeelo ahaansho. ld hadoodillan.
Erayo la-mid ah
hado1. Geeri. 2. ld hadaayad.hadoodil1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loog…hadoodilWax har u yeelid.hadoodilidld hadoodil¹(3).hadoodillanaansho/dh ld hadoodilnaan.hadoodilnaanld hadoodillanaan, hadoodillanaansho, hadoodilnaansho.hadoodilnaansho/dh ld hadoodilnaan.hadoofHadal aan waxba ka jirin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
