Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hadiyee

(-yeeyay, -yeysay)
Falg2

Macnaha

Qof dhintay quraan u akhrin.

Erayo la-mid ah

hadiGeed quwaax xabag udgoon oo laga ganacsado leh.hadiid1. Ku h.: si hunguri weyni ku jirto wax u boobid. 2. Ku h.: …hadimeeCid hadimo gaarsiin.hadimoDhibaato weyn oo khiyaamo ku jirto.hadiyadHanti yar oo cid la sharfayo loo geeyo; deeq
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms