Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hadhow


Macnaha

fk. Had dhow, goor aan fogeyn oo soo socota. ld hadhowto.

Erayo la-mid ah

hadhaaseeraDumarka xadrada saarka Booranaha ugu sarreeya ama heerka lab…hadhiinAfarta haad ee turubka mid ka mid ah.hadhiino1. Qof dhaxalkii uu lahaa la seejijay. 2. Qof wax qabadkiisu…hadhowtofk. ld hadhow.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms