Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
haddee
Macnaha
fk. Sidaas darteed; haddaba.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
haddaayey
fk. Goor dhoweyd.
haddid
Cid cabsi gelin. ld handad².
haddidaad
Hadal ama ficil cid lagu cabsi gelinayo. ld haddidid.
haddidid
ld haddid¹, haddidaad, handad¹, handadaad, handadid.
haddii
xi. 1. Erey lagu xiriiriyo weer shardiley ama waqtiley ah. T…
Erayga Manta
daacuf
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.