Qaamuuska Asalka

habxun

(-umaa, -umayd)
Falmg4

1. Wax aan si habboon isugu dubaridnayn ahaansho. 2. Qof si aan wanaagsanayn wax u farsameeyey ahaansho.