Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

habsaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Daahid qof ka daaho meel laga sugayey. 2. H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey. 3. ld habsaamid.

Erayo la-mid ah

habsaamidld habsaan¹.habsabbuuxBaddu marka ay kacsantahay.habsamaanld habsamaansho, habsami.habsamaansho/dh ld habsamaan.habsamiSi asluub iyo maamuus leh oo loo dhaqmo. ld habsamaan.habsanWax si fiican loo farsameeyey ahaansho.habsashold habsad.habsiiCid kalgacayl dartii isku duubid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms