Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

habilaawe

(-wayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof aan caqli badan lahayn.

Erayo la-mid ah

habiCaqli, maan.habiiraqSocod aayar ah oo si joogto ah hoore u socdo.habiiraqHoore si aayar ah oo joogto ah u socosho.habila'aanCaqli yari, nacasnimo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms