Qaamuuska Asalka
habdhis-limfeed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Dhuumo shaqadoodu isku xidhantahay, kuwaas oo ka soo qaada hooraha nudaha una gudbiya qulqulka dhiigga.
Erayo la-mid ah
habdaranWax aan la nidaamin ahaansho.habdarnaanld habdarnaansho.habdarnaansho/dh ld habdarnaan.habdarroNidaamdarro.habdhaqaaq'egta socodka. Qaybta mekaanikada ee la xiriirta socodka wal…habdhisXubno isku shaqo ah oo jirka nafleyda ka mid ah sida kuwa dh…habdhis-dareen-wade(baay.) Habdhiska unugyada iyo nudaha xayawaannada unugyo ba…habdhis-deegaan(baay.) Beel bayolojiyeed iyo deegaanka muuqaaleed ee la xid…

