Qaamuuska Asalka
haadun
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dad cayr ah; haawey.
Erayo la-mid ah
haadBaylah, goldaloolo.haad-ka-adagShimbir galleyrka u eg oo madax weyn, majo guduudan iyo cidd…haad-kacararH. ah: qof fulay ah. ld haad-karoor.haadaan1. Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol. 2. Geed…haadahaadeCayayaan yaryar, caddaan xigeen ah, baalal jilicsan leh oo m…haadeyErey dareen tilmaama, taah naag murugaysan la qayliso. ld ho…haadi/mg2 (-iyay, -isay) 1. Badar la tumay buunshe ka saarid. 2. …haadidąad³. ld haadis².

