Qaamuuska Asalka
guuto
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
1. Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan. 2. Dad badan oo wadajira.