Qaamuuska Asalka
guurid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld guuris².
Erayo la-mid ah
guurReer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.guur1. Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda…guurarraacBahal wahmi ah oo carruurta lagu cabsiiyo. ld reerguure-raac…guurasocodSocodka habeenkii la socdo; dheelmad.guuraynld guurays, guureggelid.guuraysiiNafley habeen wadid. ld guureggeli.guuraysiinld guureggelin.guurdoon1. Qof in uu guursado diyaar u ah. 2. Qof gaaray da'dii lagu…

