Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guumis

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Rati qaalin ugubi ku curatay. ld guubis.

Erayo la-mid ah

guumeysNin da' weyn oo aan weli guursan.guumeys/dh Shimbir ka mid ah shimbiraha habeenkii ugaarsada oo leh …guumeysGabar inannimo ku weynaatay oo aan la guursan.guumeysowGummeys noqosho (haweenay).
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms