Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gurmaggoo

(-ooyay, -ooysay)
Falg2

Macnaha

Geed iwm salka ka goyn.

Erayo la-mid ah

gurmad1. G. ah: gargaar degdeg ah oo cid loo fidiyo. 2. G.ka booli…gurmaggo'anWax salka laga jaray ahaansho.gurmaggo'naan'an. ld gurmaggo'naansho.gurmaggo'naansho/dh ld gurmaggo'naan.gurmashold gurmad (4).gurmoCid gargaar degdeg ah u fidin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms