Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gureeyo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geedka digirta marka uu laba dhegood dhaafo laamana uusan weli yeelan.

Erayo la-mid ah

gure1. Qarsin. 2. Fandhaal.gureeGaadiid guro u sameyn.gureyNin gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.gureyoNaag gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms