Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gunre

MagacLafdheeri

Macnaha

Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.

Erayo la-mid ah

gunrogG. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay.gunrogWadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin.gunroganWax la gunrogey ahaansho.gunrognaanld gunrognaansho.gunrognaansho/dh ld gunrognaan.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms