Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gujee

(-eeyay, -eysay)
Falg2

Macnaha

Gujo ku dhufasho (candho xoolaad). ld guji.

Erayo la-mid ah

gujeynld gujeys, gujin, gujis (2).gujeysashold gujeysad, gujeysi.gujeysiGuro awr hoosin u yeelasho. ld gujeysasho.gujeyso1. Neef caano yar, caano ka raadsasho. 2. Candho maran caano…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms