Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guguntoo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Neef dheddig oo tabsan abaahi waayid.

Erayo la-mid ah

gugubCunto yar oo weelka lagu karinayo salkiisa ku dhegta; gubnoo…gugucOnkod. ld gugac¹.gugucOnkod sameyn. ld gugac².guguntoGuunto; orgeysguur.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms