Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gufee

(-feeyay, -feysay)
Falg2

Macnaha

Meel guf gelin.

Erayo la-mid ah

gufeynld cufayn, cufays, gufeys (2).gufeys1. Xakab yar oo ka dambeeya xakabka horyaalka ah. 2. ld gufe…gufeysanWax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan¹.gufeysanWax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan².gufeysmidld cufaysmid.gufeysnaanld cufaysnaan, cufaysnaansho, gufeys-naansho.gufeysnaansho/dh ld gufeysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms