Qaamuuska Asalka
gudbiye
(-yayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl) Noole, sida badan cayayaan oo ka qaada deriskunoole qof oo u gudbiya qof kale sidaas darteed ay cudur u keenaan. Sida kaneecadu u tahay gudbiyaha duumada, filaariyasiga iyo qandho dillaanta.
Erayo la-mid ah
gudban1. Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta. 2. Naag madax a…gudban1. Wax babac u yaal ahaansho. 2. Ku g.: wax, wax kale ku aad…gudbanaanld gudbanaansho.gudbanaansho/dh ld gudbanaan.gudbeQof tartan ama imtixaan ku guuleystay.gudbeG. ah: fal wax qabadkii u tallaabo wax kale ama yeele iyo la…gudbi/lg2 (-iyay, -isay) G./u g.: wax, wax kale dhaafin.gudbidld gudub¹ (3).

