Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gud

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.

Erayo la-mid ah

gudaal/dh Socod habeenkii la socdo; guure. ld gudid.gudaggalHawl iwm u gondadegid.gudanWax la guday ahaansho.gudban1. Wax babac u yaal ahaansho. 2. Ku g.: wax, wax kale ku aad…gudban1. Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta. 2. Naag madax a…gudbanaanld gudbanaansho.gudbanaansho/dh ld gudbanaan.gudbeQof tartan ama imtixaan ku guuleystay.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms