Qaamuuska Asalka
gucun
(-mmo, m.dh)MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
1. Duub yar oo caw, argeeg, qabo iwm oo weelasha la tolayo meerisyada kor iyo hoos laga mariyo. 2. Gas yar oo ku hara weelasha la tolo oo laga jaro inta aan la xoolayn. 3. Cad dun ah.