Qaamuuska Asalka
gubo
(-btay, -batay)Falmg3
Macnaha
1. Dab ku waxyeelloobid. 2. Kulayl dareemid. 3. Ka g.: waxyeello cid loo geestay ka xanaaqid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha