Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gows-hayso

(-stay, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Arrin aan la jeclayn, ka hadalkeed, iska ilaalin, ka aammusid. 2. Ka g.: qof dįiddan ahaansho.

Erayo la-mid ah

gowsSurta inteeda cillanka ukunta u eg.gows(c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac…gows-haysashold gows-haysad.gows-horaadIlka gowska ka hormaraya.gowsdambeedGowsaha gowska ugu dambeeya.gowsdheeroGows inta debca wax yar kor u soo baxa oo dabadeed wax lala …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms