Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gorgortan

MagacLafdheeri

Macnaha

Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.

Erayo la-mid ah

gorgorNooc haadda hilib- kunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kal…gorgorafuulGorgoro been ah oo beec lagu kordhiyogorgoriShay beec ah qiimihiisa cid weyddiin.gorgorinld gorgoris, gorgoro.gorgoroWeyddiinta shay beec ah cid qiimihiisa la weyddiiyo. ld gorg…gorgortamidld gorgortan¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms