Qaamuuska Asalka
gooryaan-miiq
(c.nafl.)MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
Deris ku nool ka tirsan qaybta la yiraahdo “nematode” wuxuu ku noolyahay qaybta sare ee xiidmaha waaweyn dhediggu (12 mm.) way ka weyntahay labka. Dabada ayuu ka soo baxaa, ukuntiisana ku daadiyaa waana dhintaa. Haddii ukumaha qof liqo way dillaacayaan. Wuxu keenaa cudur caruurta addunka oo dhan ku dhaca.
Erayo la-mid ah
goor1. Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; kol; xilli; wa…gooraan/mg1 (-aamay, -aantay; -aami) 1. (f.g) Wax hareerayn. 2. (f.…gooryaanDeriskunool dhuuban, dheer, cad, oo caloosha nafleyda qaarke…gooryaan-mulaaxMidkasta oo ka tirsan koox gooryaan ah oo kor dheer oo dhuub…gooryoonHarraad aad u badan; asqo.gooryoonNafley aad u harraadid.

