Qaamuuska Asalka
godin
(-dmo, ml.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro. 2. Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya. 3. ld godan¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
