Qaamuuska Asalka
gob
MagacLafdheeri
Macnaha
Geed-qodxeed dheer oo leh miro la cuno oo macaan oo ag kuwa xammurka.
Erayo la-mid ah
gobannimaddoon1. Jabhad hubaysan oo u dagaallanta xurriyada gobol ama dal.…gobannimo1. Gob ahaansho. 2. Xurriyad, madaxbannaan. 3. ld gobnimo.gobnimoGob ahaansho. ld gobannimo (3).gobo'1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito;…gobo'layn'lee.gobo'leeHoore, dhibic-dhibic u dhicid.gobo'maqaarGobaha maqaarka ka samaysan.gobol1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gab…

