Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

go'aan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon-sado.

Erayo la-mid ah

go'aamiArrin go'aan ka gaarid.go'aamin'aami.go'aangaaridIsku raacidda la isku raaco go'aan.go'aansad'aansasho.go'aansasho'aanso. ld go'aansad, go'aansi.go'aansi'aansasho.go'aansoGo'aan ka dhigasho.go'anXilliga dayrta oo uu da'o roob badan ama yar.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms