Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
š Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
gilgil
(-ilay, -ishay)
Fal
g1
Macnaha
Wax si xooq leh u ruxid.
ā Dib u noqo
ā Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
gilgilan
Wax la gilgilay noqosho.
gilgilasho
ld gilgilad.
gilgilid
ld gilgil¹.
gilgilo
1. Awr iwm suu u daadiyo wax korka ka saaran isruxid. 2. Ka ā¦
Erayga Manta
borobogaanda
War iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.