Qaamuuska Asalka

geyoo

(-ooday, -ootay)
Falg3

1. Heer ama si la isgaarsiiyo. 2. Ka g.: dhaqan xun sameyntiisa ka waantoobid. ld gayoo.