Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

geylaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax culus xoog u tuurid.

Erayo la-mid ah

geylaaminld geylaamis.geylaanDhicidda wax culusi dhulka xoog ugu dhacaan.geylaanTimo aad u dheer sida kuwa fardaha guudkooda ka baxa.geyllan1. Dadaal badan. 2. Si daran oo loo dagaallamo.geyllan1. Dadaal badan muujin. 2. Si daran u dagaallamid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms