Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gelmi

MagacLafdheeri

Macnaha

Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelmi.

Erayo la-mid ah

gelmidhabashold gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi-dhabasho.gelmidhaboGelmi saynta isaga cayrin (xoolo). ld kelmidhabo.gelmihaadsoGelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms