Erayo la-mid ah
gedgeddi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) 1. Wax hadba dhinac u rogid. 2.…gedgeddiyidld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddin.gedgeddoomidld gadgaddoomid, gadgaddoon¹, gedged-doon¹.gedgeddoonIsrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomid.gedgeddoonWax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon².

