Qaamuuska Asalka
gasangas
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Geed gaab leh laamo jilicsan oo faalala iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto.
Erayo la-mid ah
gasaaroNoocyada lo'da jaad ka mid ah oo gaagaaban, caal aan lahayn,…gasarCudur ku dhaca xiriirta lafdhabarta oo qaarka sare isku jaja…gasariirCeeb weyn.gasayarBilaha dayaxa tooda siddeedaad oo soonqaadka ka horraysa; sh…gasaysanWax gaso la geliyay ahaansho (xoolo).gasaysnaanld gasaysnaansho.gasaysnaansho/dh ld gasaysnaan.gasaysoXoolo gaso ku xaraysasho.

