Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

garraw

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah. 2. Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garrow.

Erayo la-mid ah

garraaddo1. Murug; qas. 2. Xirid.garraaddow1. Murgidda. 2. Adkaan-shada.garraar1. Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm. …garraarashold garraarad.garraariU g.: cid garraar u xirid (haween).garraarinld garraaris.garraaroGarraar xirasho.garraarsashold garraarsad, garraarsi.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms