Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ganuuni

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Haan, dhiil iwm haruub ku daboolid.

Erayo la-mid ah

ganuun1. Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari). 2. Ceel, meel sal…ganuuninld ganuunis.ganuunsanWax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm).ganuunsanaanld ganuunsanaansho.ganuunsanaansho/dh ld ganuunsanaan.ganuunsoGanuun u yeelasho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms