Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galgalo

(-laday, -latay)
Falmg3

Macnaha

Dhulka oo la jiifo hadba dhan isu rogid. ld galangalo.

Erayo la-mid ah

galgaal1. Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa. 2. Dhed…galgaalNafley dheddig gooloobid.galgaalbixinAllabari loo sameeyo in looga hortago waxyeelo galgaal ka ti…galgalashold galangalasho, galangalad, galgalad.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms