Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaf

(-faf, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Khalad. 2. Meelkadhac. ld gef.

Erayo la-mid ah

gafaneDulin shilinta ka weyn, maqaar jilicsan oo ku nool dhiigga n…gafidld gefid.gafsanWax gaf sameeyey ahaansho.gafsanaanld gafsanaansho, gefsanaan, gefsanaansho.gafsanaansho/dh ld gafsanaan.gafuurAfka iyo sanka nafleyda.gafuurtaag1. Kibir iyo isla weyni wajiga ka muuqda. 2. ld gafuurtaagid…gafuurtaagKibir iyo isla weyni weji ka muujin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms