Qaamuuska Asalka
fuuqdhabiil
(-llo, m.dh)MagacLafdheerikh
Macnaha
Qof aad u dhabiil badan oo aan oggolayn in ay waxyar dhaafaan.
Erayo la-mid ah
fuuqDhuunta baaruudda xabbadda qarxisaa ku jirto; qashir.fuuq1. Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu …fuuqHoore si tartiib ah uga dhergid.fuuqbaxBiyaha oo ka yaraada soohyada jirka, waxayna ka iman kartaa:…fuuqdhabiilnimoFuuqdhabiil ahaansho.fuuqsashold fuuqsad, fuuqsi.fuuqsoWax hiinsasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
