Qaamuuska Asalka
fuuli
(-iyay, -isay)Fallg2
Macnaha
1. Nafley meel aanay kori karin saarid. 2. Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.
Erayo la-mid ah
fuul1. Wax kor u tafid. 2. Wax dushiisa ku boodid. 3. Haweeney kā¦fuulidld fuulis², fuullimaad, fuulmo.fuulinld fuulis¹, fuulsiin, fuushiin.fuulinMuruqa bawdada ragga.fuullaanAqoonta iyo isticmaalka fardaha iyo rakuub fuulidda.fuullaandhaafF. ah: nin aad ugu xeel dheer fuulidda fardaha; fardadhaari.fuulmo1. Galmo. 2. ld fuulid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
