Qaamuuska Asalka
fuudso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Si tartiib ah hoore u cabbid.
Erayo la-mid ah
fuudDhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu…fuudHoore si tartiib ah uga dhergid.fuud-dhuugBushinta hoose meesheeda godan oo timaha yari ka baxaan.fuudafuudeDigir fuud laga dhigay.fuudiU f.: cunto jilicsan si tartiib ah cid u siin.fuudsashold fuudsad, fuudsi.fuudsiiNafley maraq cabsiin.

