Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ful

(-ulay, -ushay)
Falmg1

Macnaha

1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid. 2. Hawl ama arrin hirgelid.

Erayo la-mid ah

fulaaliso(dii.) Ducooyin la akhriyo ama cashar la qoro marka haweenay…fulabbajiFalal cid lagu cabsigelinayo samayn.fulabbajinld fulab-bajis.fuleyQof cabsi badan.fuleynnimoFuley ahaansho.fulfulRaar geeddigu kala fogyahay oo aan marriin lahayn.fuli1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka wadid. 2. Hawl ama…fuliyeQof hawl ama arrin hirgeliya.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms