Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

foona

(juqr.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nafleyda xayawaanka ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foona waxay la xiriirtaa erayga foloora oo isna loo isticmaalo nafleyda dhirta. ld fawna.

Erayo la-mid ah

foonWeel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wa…foondhaafF. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.foondhaafWax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).foondhaafiWax muggiisii badar ka badan ku shubid (weel).foondhaafinld foondhaafis.foontaanoDar dhis ah oo dhexda ku leh ilo kor biyo u sayraya ayadoo i…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms